Intro
Somali • Soomaali

Mawduuca 1 Haajiriinta joogta Norwey

Jaantusku wuxuu ku tusuyaa dalalka ey ka kala yimaadeen ajinebiga ugu badan ee Norwey yimi 1940 kii kadib. Kani waa muuqaal la fududeeyey.

Boggan netku waa dheeraad la socda mawduuca 1aad ee buugga waxbarashada. Halkan waxa aad ka akhriyi kartaa mawduucyda hoos ku qoran:

  • Ogolaansho joogitaan
  • Isukeennid qoys
  • Barmaamijka hordhca
  • Xuquuqda iyo waajibaadka barashada af-noorwiijiga?
  • Barashada af-noorwiijiga waxa loo kala qeybiyey saddex darajo
  • Taariikhda Noorwiijiga: U soo haajirid iyo ka haajirid
  • Lahjado badan – laba af oo qoran
©James Schnef/Getty Images©James Schnef/Getty Images

Ansvarlig for disse sidene J.W. Cappelens Forlag AS. Læremidlet er utviklet med støtte fra Utdanningsdirektoratet. Tilbakemeldinger: intro@cappelen.no