Intro
Somali • Soomaali

Mawduuca 3 Caafimaad

Edvard Munch©Munch-museet/Munch-Ellingsen gruppen/BONO 2006. O. Væring Eftf. Edvard Munch©Munch-museet/Munch-Ellingsen gruppen/BONO 2006. O. Væring Eftf.

Caafimaadku waa ka maqnaansdho cuddur. Arigtida laga qabo cuddur waxey isla bedeli kartaa waqtiyada iyo meelaha kala duwan.

Boggan shabakada netka waa qeyb dheeraad u ah mawduuca 3aad ee buugga waxbarashada (emne 3 i læreboka). Halkan waxaad ka akhriyi kartaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan mawduucyadan hoos ku qoran:

  • Taariikh yar
  • Uurka iyo uureysiga
  • Ka hortag
  • Ilmo iska soo xaaqid ikhtiyaar ah (selvbestemt abort)
  • Tallaallada carruurta
  • Doorasho isbitaal
  • Farmasi iyo alaabta farmasigu hayo
  • Xasaasiyado (allergier)

Ansvarlig for disse sidene J.W. Cappelens Forlag AS. Læremidlet er utviklet med støtte fra Utdanningsdirektoratet. Tilbakemeldinger: intro@cappelen.no